Lyrks
Lyrks
Lyrks
Cover Art

Mar La Arag Lyrics by Gulled Simba

2020

#VERSE
Muuqa quruxda leh mar waxaan idhi
Ma dhirtoo mayay subax maydhoo
Ubax midabliyo Manka bixisaa?
Muuqa quruxda leh mar waxaan idhi
Ma dhirtoo mayay subax maydhoo
Ubax midabliyo Manka bixisaa?
Murtideedana mar waxaan idhi
Ma abwaan mudhay oo tix mariyiyo
Sheekh muftiya oo la majeertaa?
Ooo ooo la majeertaa?
Murtideedana mar waxaan idhi
Ma abwaan mudhay oo tix mariyiyo
Sheekh muftiya oo la majeertaa?
Ooo ooo la majeertaa?
#CHORUS
Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada?
Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira?
Oo marwaad tahay milgo sharafliyo
Rabbi maamuus ku mannaystee
Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha?
Mulaaxyahay meher kugu xidha?
Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada?
Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira?
Oo marwaad tahay milgo sharafliyo
Rabbi maamuus ku mannaystee
Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha?
Mulaaxyahay meher kugu xidha?
#INSTRUMENTAL
#VERSE
Mar la aragyahay mar waxaan idhi
Ma tufaaxiyo midho canabaa
Mise waa dahab luulka midabkaa?
Mar la aragyahay mar waxaan idhi
Ma tufaaxiyo midho canabaa
Mise waa dahab luulka midabkaa?
Mar waxaan idhi wax la muunadi
Ma joogee ma xariiriyo
Xuural cayn mudan oo mar timid baa?
Ooo ooo mar timid baa?
Mar waxaan idhi wax la muunadi
Ma joogee ma xariiriyo
Xuural cayn mudan oo mar timid baa?
Ooo ooo mar timid baa?
#CHORUS
Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada?
Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira?
Oo marwaad tahay milgo sharafliyo
Rabbi maamuus ku mannaystee
Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha?
Mulaaxyahay meher kugu xidha?
Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada?
Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira?
Oo marwaad tahay milgo sharafliyo
Rabbi maamuus ku mannaystee
Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha?
Mulaaxyahay meher kugu xidha?
#OUTRO
Maanka deeqaay maalin iyo layl yaa ku milicsada?
Yaa maalyuuniyo kun ka mudaneey meel xun kaa jira?
Oo marwaad tahay milgo sharafliyo
Rabbi maamuus ku mannaystee
Yaa mulaaxyahay meher kugu xidha?
Mulaaxyahay meher kugu xidha?

About “Mar La Arag” by Gulled Simba

Read the complete lyrics to "Mar La Arag" by Gulled Simba in 2020. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under R&B.

"Mar La Arag" is performed by Gulled Simba. in 2020 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Mar La Arag", explore more songs by Gulled Simba using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Gulled Simba · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Mar La Arag" is credited to Gulled Simba. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

Album information for "Mar La Arag" is not available in our database yet. You can still read the full lyrics on this page.

Visit the Gulled Simba artist page at /artist/gulled-simba for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.