Lyrks
Lyrks
Lyrks
Cover Art

Iga Badan Lyrics by Doni B

Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin

2021

#VERSE
Iga badan kaalay baas qaado (qaado)
Kuwa kale ka boos qaado (qaado)
Kaalay waxa doonto oo qaado (qaado)
Xili danbe masaaj qaado (qaado)
Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado)
Ha bixin joogitaan qaado (qado)
Doni waa taqaana biil qaado (qaado)
Ama yurub aad ceer qaado (qaado)
Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado)
Ha bixin joogitaan qaado (qado)
Give me that thing igu qaado haa (hee)
Give me that thing igu qaado
#CHORUS
Iga badan igu filan (igu filan)
Iga yaabsatoo igu filan (igu filan)
Iga badan igu filan (igu filan)
Iga yaabsatoo igu filan (igu filan)
#HOOK
Kaalay inta imow kaalay (iga baro)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (iga baro)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (kaalay aaa)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (kaalay inta imow kaalay aaa)
Kaaalay inta imow kaalay (aaaaa)
#VERSE
Waan ku heestaa muuqeeda (muuqeeda)
Waan ku heestaa midibkeeda (midibkeeda)
Waan la dhacaa dheesheeda (dheesheeda)
Ani iska dhoortaa saanteeda (saanteeda)
Mawa diidi karo inee gasho jeebkeega (aaaa)
Mawa diidi karo inee gasho maankeega (aaaa)
Yaan kula siimaa ii sheeg (sheeg)
Yaan kugu doorsadaa ii sheeg (sheeg)
Yaan kula meel dhiiga ii sheeg
Mawa diidi karo inee i yeesho (yeesho)
Laabteeda bbe gasho (gasho)
Yaan kula siimaa ii sheeg (sheeg)
Adoo kaliya ani igu filan (igu filan)
Adoo kaliyaa ani iga gadan aaa igu filan
Adoo kaliyaa ani igu filan (igu filan)
Adoo kaliyaa ani iga badan aaa igu filan
#CHORUS
Iga badan igu filan (igu filan)
Iga yaabsatoo igu filan (igu filan)
Iga badan igu filan (igu filan)
Iga yaabsatoo igu filan (igu filan)
#HOOK
Kaalay inta imow kaalay (iga baro)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (iga baro)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (kaalay aaa)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (kaalay inta imow kaalay aaa)
Kaaalay inta imow kaalay (aaaaa)
#VERSE
Iga badan kaalay baas qaado (qaado)
Kuwa kale ka boos qaado (qaado)
Kaalay waxa doonto oo qaado (qaado)
Xili danbe masaaj qaado (qaado)
Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado)
Ha bixin joogitaan qaado (qado)
Doni waa taqaana biil qaado (qaado)
Ama yurub aad ceer qaado (qaado)
Soo dhawow kaalay jawi qaado (qaado)
Ha bixin joogitaan qaado (qado)
Give me that thing igu qaado haa
Give me that thing igu qaado
#CHORUS
Iga badan igu filan (igu filan)
Iga yaabsatoo igu filan (igu filan)
Iga badan igu filan (igu filan)
Iga yaabsatoo igu filan (igu filan)
#HOOK
Kaalay inta imow kaalay (iga baro)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (iga baro)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (kaalay aaa)
Kaalay inta imow kaalay
Kaalay inta imow kaalay (kaalay inta imow kaalay aaa)
Kaaalay inta imow kaalay (aaaaa)
Credits

About “Iga Badan” by Doni B

Read the complete lyrics to "Iga Badan" by Doni B from the album "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2021. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under R&B.

"Iga Badan" is performed by Doni B. from the album "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2021 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Iga Badan", explore more songs by Doni B using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Doni B · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Iga Badan" is credited to Doni B. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

"Iga Badan" appears on "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2021.

Visit the Doni B artist page at /artist/doni-b for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.