Lyrks
Lyrks
Lyrks
Cover Art

Ya Isgaare Lyrics by Doni B

Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin

2021

#INTRO
Diritto
#VERSE
Six men dhulka dhigay adi ben umaley (ben umaley)
Runta ina sheega uso baxay faan umaley (faan umaley)
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley (sheikh umaley)
Baryahan waxa socdo run umaley (run umaley)
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato kun umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley (walal umaley)
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley (run umaley)
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley (laan umaley)
Halko doolar ado ka wato kun umaley (kun umaley)
Sharma boy legend waye ben umaley
#CHORUS
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
#PRE-CHORUS
Ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya been miyaa run miyaa
Yaa oog (thats me)
Anile oog
Ok ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya been miyaa run miyaa
Yaa oog idinkaa oog
#VERSE
Eba ila jiro shar ima taabate
Dada kulajiro wey kugu daadate
Marhoraan ku iri ha ila yaabine
Wa itaqana ani caan maraadiye
Eba ila jiro shar ima taabate (shar ima taabate)
Dada kulajiro wey kugu daadate (kugu daadate)
Marhoraan ku iri ha ila yaabine (ha ila yaabine)
Wa itaqana ani caan ma raadiye (caan ma raadiye)
#BRIDGE
Hal mar marka sameno waku ceshanena (ceshanena)
Heestan markey dhamato waku ceshanena (ceshanena)
Hada hadaa kadhacdo waku sexaneena(waku sexaneena)
Fab santana my brother wa xasuusanena (wa xasuusanena)
Xamar marka joogo waxa taaganahay
#CHORUS
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
#PRE-CHORUS
Ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya been miyaa run miyaa
Yaa oog (that's me)
Anile oog
Ok ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya been miyaa run miyaa
Yaa oog idinkaa oog
#VERSE
Six men dhulka dhigay adi ben umaley (ben umaley)
Runta ina sheega uso baxay faan umaley (faan umaley)
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley (sheikh umaley)
Baryahan waxa socdo run umaley (run umaley)
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato kun umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley (walal umaley)
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley (run umaley)
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley (laan umaley)
Halko doolar ado ka wato kun umaley (kun umaley)
Sharma boy legend waye ben umaley
#CHORUS
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Ya isgaare wali ya isgaare (wali ya isgaare)
Ya Isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug
Yaa isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
Ya Isgaare wali ya Isgaare (wali ya isgaare) sug
Ya Isgaare wali ya Isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
Credits

About “Ya Isgaare” by Doni B

Read the complete lyrics to "Ya Isgaare" by Doni B from the album "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2021. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under R&B.

"Ya Isgaare" is performed by Doni B. from the album "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2021 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Ya Isgaare", explore more songs by Doni B using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Doni B · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Ya Isgaare" is credited to Doni B. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

"Ya Isgaare" appears on "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2021.

Visit the Doni B artist page at /artist/doni-b for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.