Lyrks
Lyrks
Lyrks
Cover Art

Sheeko Iyo Shaah Lyrics by Doni B

Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin

2020

#VERSE
Sheekoy dadkoo dhan jecelaa beesoy
Maalin Alle keeno sheeno (keeno sheeno)
Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo (kaarteeyo)
Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo (oo bashaalo)
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo)
Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono)
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo)
Xoriyada qolka haloo daayo (haloo daayo)
Geedaha nabada haloo beero (haloo beero)
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo)
Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono)
Geedaha nabada haloo beero (haloo beero)
#CHORUS
Shekadaan dheer soo gaabi (dheer soo gaabi)
Hadalada dhaadheer soo gaabi (dhaahdeer soo gaabi)
Muhiimada dhabta ah soo jeedi (dhabta ah soo jeedi)
Arimahaan dhaadheer soo xali (dhaadheer oo xali)
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah)
#HOOK
Ebbe wax ka sareeyo sare saaran maleh (haye)
Waxa kale xooga saasa maleh (haye)
Umada qaar faan saasa maleh (haye)
Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
Dhalinta maanta eed saasa maleh (haye)
Umada qaar faan saasa maleh (haye)
Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye)
Dhalinta maanta eed saasa maleeh
#CHORUS
Shekadaan dheer soo gaabi (dheer soo gaabi)
Hadalada dhaadheer soo gaabi (dhaahdeer soo gaabi)
Muhiimada dhabta ah soo jeedi (dhabta ah soo jeedi)
Arimahaan dhaadheer soo xali (dhaadheer oo xali)
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah)
#VERSE
Sheekoy dadkoo dhan jecelaa beesoy
Maalin Alle keeno sheeno (keeno sheeno)
Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo (kaarteeyo)
Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo (oo bashaalo)
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo)
Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono)
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo)
Xoriyada qolka haloo daayo (haloo daayo)
Geedaha nabada haloo beero (haloo beero)
Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo)
Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono)
Geedaha nabada haloo beero (haloo beero)
#CHORUS
Shekadaan dheer soo gaabi (dheer soo gaabi)
Hadalada dhaadheer soo gaabi (dhaahdeer soo gaabi)
Muhiimada dhabta ah soo jeedi (dhabta ah soo jeedi)
Arimahaan dhaadheer soo xali (dhaadheer oo xali)
Baadi maqan soo naadi
Kadib sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah)
Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah)
#OUTRO

Credits

About “Sheeko Iyo Shaah” by Doni B

Read the complete lyrics to "Sheeko Iyo Shaah" by Doni B from the album "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2020. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under Reggae, R&B.

"Sheeko Iyo Shaah" is performed by Doni B. from the album "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2020 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Sheeko Iyo Shaah", explore more songs by Doni B using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Doni B · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Sheeko Iyo Shaah" is credited to Doni B. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

"Sheeko Iyo Shaah" appears on "Meeshaan Ka Imid Ma Ilaawin" in 2020.

Visit the Doni B artist page at /artist/doni-b for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.