Lyrks
Lyrks
Sign In
Cover Art

Ma Ogi Lyrics by Sharma Boy

2022

#INTRO
Ehehe Liban Studio
Cabsi cabsi waaye wallahi
Jybox
Waxaan camal mee sameen karaan
Awooo awoooo
Safaa
Safaa (safaa)
Soo safaa (soo safaa)
Soo safaa

#VERSE
Safaa safaa jafa kala dafaa nafaa gafaa midka noo gafaa
Waxaa ka imid wado wada rafaa
Isii lafo lafo bulbul laba bafaa
I'm boss saaxiib boorka iska jafaa (jafaa)
Faniskaa i yiri adiga tafaa (tafaa)
Idinkoo fadhiyo waa kaa idin dhafaa (dhaafaa)
Waka sharma ka sharma garabkeega shafaa
Waan buuxaa waa kee midka half aa
Ruufiyanada koley kaba leefa waliba neefaa (hehhehe)
Wanaa kaa kaa waana ku arkaa
Waa maxay naceebkaa (hahahaa)
Maanta waxaan fuulaa markabkaa (kabkaa)
One week u damiya whatsappkaa (whatsappkaa)
Iga daawada cawada snapkaa (hey)
Buuq la,aan beesana kaarkaa (kaarkaa)
Xaq iguma lihid waa maxay habaarkaa (habaarkaa)
Ibari i tuugtuug i qabso garkaa (garkaa)
Anigaaba dhalay aaba raapka (raapka)
Full charger igamana damo dabkaa (dabkaa)
No faqiir waan buuxaa jeebkaa (aahey hehee)
Wali waxaa kuu haray abaa

#PRE-CHORUS
Car laxankaan oo kale la imow
Ama iska kee dheh macalimoow
Soo run ma ahan saxibkeega mow
Wuxuu igu dhahay qoftaan ku dhamow
Igama dhagana ana waxaan dhahay no (he no no no)
Isa saar saacaan igala dhamow (dhamow)
Wax kastoo ee tahay I don't know (I don't know)
Hello
My team sharma let's go (let's go)
Qalbigaa ka ahay jaceloow (jaceloow)
Waa iska dheer tahay geelow (hee)
Ilama tartami kartid beenlow (beenlow)
Dadku wee ku barteen fataalow (aha)
Adoonsiga maka baxday bootalow (hehehe)
Ani ma ogi (ani ma ogi)

#CHORUS
Waxee iigama maseereen ani ma ogi (ma ogi)
Minnesota miyaa jooga ma ogi (ma ogi)
Emirates kaa waxa laga wado ma ogi (ma ogi)
Meelxun joog miyaan ahay hada ma ogi (ma ogi)
Janbal maa la isku tuuraa ma ogi (ma ogi)
Saxiib iyo cadow midkaa tahay ma ogi (ma ogi)
Biriq, miriq, wiriq miyaa ma ogi (ma ogi) hee
Waxa ka dhacay Somalia ani ma ogi (ma ogi)
Iska bootey iney kaa dhamaatay wee cadatee
Somali award mar horaa qaatee
Wiil baa usoo baxay waa dantee
Fadhiiso inbadan waad soo faantee
Raap ani iidaa iska dhaantee (heey)
Shaqadaada ku ekow dumar xantee (waraa)
Nin halaabay uma xumid bari deestee (waraa)
Afka maxaa uga dhacay ma cadeestee (waraa) hehe

#PRE-CHORUS
Sidee u labisataa saas waaye (saas waaye)
Money maka sidataa saas waaye (saas waaye)
Qeerkaa ma u sidataa saas waaye (saas waaye)
Saan ma u socotaa saas waaye (saas waaye)
Waxee u maseereen that's why
Sababtee u naxeen saas waaye
Ani ma ahanee maye mayee kaas waayе
USA aa qalaas waaye

#VERSE
Aboow aboow
Qooftaan caadi ma ahan yaah
Awoowe mashquulka iga yaree qoftana ku mashqulee
Hehеheee
Maalinkii nalka waa la danshaa (hee)
Habeenkii iftiinkaa la shitaa (hee)
Ha is wareerin waa inaa nasataa (hee)
Babe nacnac waa inaa noqotaa (hee)
Awoo dubkaa ilaa kubkaa (haye)
Dagaalka sadaxaad maad ku gali hubkaa (ahaa)
Isneelo ma cuno kaalay suuf suufka (haye)
Jawi baa ku jiraa Hollywood kaa
Maantoo kale cay maha mute kaa
Raapkana anaa ah hormuudka (hey)
Ha xishoon oday i aadi duudkaa (haye)
Hadii kale waxaa kula dulmari buutkaa (buutkaa)
18 waxaa idin iri maad hartiin
19 waxaa idin tusay tabartiin
2020 wiil tagay mana gaartiin
21 anaa qasay aduunka dhan
Markan tagay American wa iga yaabtay
22 Hollywood kaan taabtay
Wuu damaa istiri laakiin waan soo labtay boolo
Marka gaar gaartay madax baad afka kusoo taagtay
Hadaba ogow adigaa sun taabtay (sun taabtay)
Credits

About “Ma Ogi” by Sharma Boy

Read the complete lyrics to "Ma Ogi" by Sharma Boy in 2022. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under Rap.

"Ma Ogi" is performed by Sharma Boy. in 2022 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Ma Ogi", explore more songs by Sharma Boy using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Sharma Boy · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Ma Ogi" is credited to Sharma Boy. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

Album information for "Ma Ogi" is not available in our database yet. You can still read the full lyrics on this page.

Visit the Sharma Boy artist page at /artist/sharma-boy for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.


Lyrks
Lyrks

Your gateway to the world of music lyrics.

Product

Features


© 2026 Lyrks. All rights reserved.