Lyrks
Lyrks
Sign In
Cover Art

No Break Lyrics by Sharma Boy

2023

#INTRO
Yow
He haha
Cabsi cabsi waaye baba he hee
Yow
Iskeen iskeen iskeen ehee

#VERSE
Igadaa jiljileec sida cake (sida cake)
Noqo nin ka bixi kara maxkamada heeg
Aduunka wareeg no break (no break)
Anigoo kale waxaan isku baray mic check me in ey
Waxa ku hor taagan waa nin
Why wajigaaga uga soo baxay fin
Hada rux kor ilaa sin
Ma damin Sharma ka Sharma jin (jin)
Ninkii keenaa bixiyaa arin
Waryaa kumee ku xumee (kumee ku xumee)
Haka baqin wey ka xunyihiin samee
Naftaada qiimee is biimee (biimee)
Goormaa fikiree shakshumeey (shakshumeey)
Waa maxay saan rafaadkaan
Gudaha eber afka lee ka faan (lee ka faan)
Anoo kale qarniga halmareey dhashaan (dhashaan)
Marka amuuso waxaan sameeyaa asxaan (asxaan)
24 afar sano sanadkaan (sanadkaan)
Gabadhayda libin she's American (she's American)
Waqtigeyga inta badan saaxiib gurigeey (gurigeey)
Asxaab badan kama helo ani kaligeey (kaligeey)
Everyday waxee ii tahay holiday (holiday)
Cuz money waxaa ku cunaa fadhigeey
Hey iskey saaxib caqligeey (saaxib caqligeey)
Caruur inaan isku soo dhiso no way siki fake fake
Aduunku waa shaqo waqtigaa dhumiseen (dhumiseen)
Been been lama rabo keena plan (keena plan)
Maxaa qabateen (qabateen)
23 same caalamka wuu tagay waxaan next gen (next gen)
Inee sidaan dhaceeso ani ma ogeen (ani ma ogeen)
Waa la hormaray (la hormaray)
Intee ku maqneed markii lagu dul maray (dul maray)
Kulahaa Sharma waqtigaaga waa la gaaray (la gaaray)
Ma ilowday adi casharkaan yaa ku baray (yaa ku baray)
Siteey ma noogto abaa ugeey (abaa ugeey)
Umaa ma joogto ku deey ku deey (ku deey ku deey)
Qab qab qab qab jukeey jukeey (qab qab qab qab jukeey jukeey)
Gimme charge Somali Nicki Minaj (aa)
No bajaaj nuucaan oo kale wajaaj
Too much dibka saaran jaa jaa jaa i need babe masaajah
Dhag kasii dareenka dhaqaajah (dhaqaajah)
Ha iloobin waa tiimka dhalinta
Saa rabtaa u fahmaa ta ta ta
Kuligooda tirikoob wixii diido soo joog inaan dilo my job
All soo dhoob dhoob ma aha Snopp Dog
Sharma waa kan wiil hoog meel fog
Markaa soo baxay ilaa hada eey ku jiraan shock (shock)

#HOOK
Kaligii taliye
Waa kaana team dhan qalqaliye (Sharma ka Sharma)
Galiye ka bixiyee
Waa kanaa waqtiguu rabo dhaliyee (Sharma ka Sharma)
Kaligii taliye
Waa kaana tеam dhan qalqaliye (Sharma ka Sharma)
Galiye ka bixiyee

#VERSE
Lugteyda soo kor
Kaalay kuruseey igu dhеh boqor Kun Mar
I kam from Africa qatar
Ma aqaan dhaqan Mexican ka ibar
I tawabar "ii tuur bar bar" (bar bar)
Anaa u taliyo kuwaan ugu wac far (far)
Fanskeega waxaa ka mid ah Canfar (Canfar)
Markaa Djibouti tago jawi dhafar
Omreeyn wuu na shidaa mar mar (mar mar)
Waan ku faanaa balbala hormar (hormar)
Mic ka waxaan heestaa sadex sano (sadex sano)
Hormarkeyga lagumawa faraxsano (lagumawa faraxsano)
Dad badan naftooda kuma qanac sano (qanac sano)
Of course mana wanaagsano (mana wanaagsano)
Team Sharma raapka umawa neefsano (hey)
Laakin hada karbaash kuma heysanoo (hey)
Cuz wax nala tartamo ma heysanoo
Gaari (gaari) waxaa dul saarnahay Ferrari (Ferrari)
Hooyadey waxaan u ahay baari (baari)
Waxey igu soo korisay mushaari (mushaari)
Laakin maanta aduun uga aari ee yallah
Qoftaana ka dhabar weyn Abdalla (abdalla)
Aamin wallah shamalalah
Gym aad gabarey falalalah
Kaftan beelah aa wee isku tageen
Weey igu dhageen
Laba bariyaa la waday weey isku bogeen
Ciyaal macno malahan hadeey isku matageen
Kabahooda hoo sii weey ka tageen
Ani markeey i arkeen dibeey u dageen
Dameer asoo waduu ku dhahaa gang gang gang
Xabad ma ridin waligiis been been been
Waxaa riftay majiray markaad aheed skuuley
Gurigaa ka dhixi jiray adi waa huruday (hurud)
Fanaxeyga la egtahay laakiin waa kibirtay
Waa arkaa hada socodkii waa baratay
Laakiin haku kifin orodkii waa qaladay
Isdajii waryaa ani waa kaa weenahay
Abahaaga xitaa saaxiibaa nahay
Caasi walideen habartaa qaaraba nahay
Markii lagu dhalay ani suuqaa galay
Yaa ka waalay kan wedkiisa maa galay
Caano ka dhan adaa mudug soo galay
Kuwo kaa waa weyn horaa u qalay
Am king "Bari" qaranka waa matalay yow

#OUTRO
Wuxuu taagan tabay allow imooti
Kulahaa Sharma Boy iga booti
Ani maku dhihin igu raadi rooti
America waa jooga waa runtii
Laakiin adi dalkaa ku tagay qoxooti my nigga
Credits

About “No Break” by Sharma Boy

Read the complete lyrics to "No Break" by Sharma Boy in 2023. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under Rap.

"No Break" is performed by Sharma Boy. in 2023 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "No Break", explore more songs by Sharma Boy using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Sharma Boy · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"No Break" is credited to Sharma Boy. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

Album information for "No Break" is not available in our database yet. You can still read the full lyrics on this page.

Visit the Sharma Boy artist page at /artist/sharma-boy for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.


Lyrks
Lyrks

Your gateway to the world of music lyrics.

Product

Features


© 2026 Lyrks. All rights reserved.