Lyrks
Lyrks
Lyrks
Cover Art

Waayo Waayo Lyrics by Sharma Boy

2021

#INSTRUMENTAL
#INTRO
Adow on the beat
#PRE-CHORUS
Marna ma daalo ooo oooh
Dib uma laabto ooo oooh
Marna ma daalo ooo oooh
Dib uma laabto ee eee eh
Danteyda kama daaho oo
Indhaha daah ma saaro oo
Danteyda kama daaho oo
Indhaha daah ma saaro ooh
#VERSE
Daruufaha ku soo maray Ilow (ilow)
Hada iyo nolol cusub bilow (bilow)
Waqti wali waad heeysa wiilow (wiilow)
Ha dhageysan kaas waa beenlow (beenlow)
Anigoo ku dhahaayo walaalow (walaalow)
Waliga xuriyad ku nolow
Daruufaha ku soo maray Ilow (ilow)
Hada iyo nolol cusub bilow (bilow)
Waqti wali waad heeysa wiilow (wiilow)
Ha dhageysan kaas waa beenlow (beenlow)
Anigoo ku dhahaayo walaalow (walaalow)
Waliga xuriyad ku nolow
#CHORUS
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayoo (wax ogaayoo)
Murti ma waaye (ma waaye)
Ka qaado waano (waano)
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayoo (ogaayoo)
Murti ma waayee (ma waayee)
Ka qaado waano
#VERSE
Yeaah
I Never listen to them
I Just envision to them
Treat them like prison food them
Running all my mission through ‘em
They thought i had a limit
But then i went and did it
And now they won't admit it
Legends always take a minute
That's just short pause while am growing like a farmer
Enemies better count on me to roll up for my nigga sharma
I got my share of blame all the pain i built my own armour
That's one thing we don't need cuz we OD'd on that drama
#CHORUS
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayoo (wax ogaayoo)
Murti ma waaye (ma waaye)
Ka qaado waano (waano)
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayoo (kan wax ogaayoo)
Murti ma waayee (murti ma waayee)
Ka qaado waano (ka qaado waanoo)
#VERSE
Ha kufin (aa) Xogtada nacab ha tusin (yow)
Ha badsan (ah) bad aadan Laheen ha qusin (aah)
Ha quusan (haa) wax Aadaan laheen ha misin (aah)
Ha farisan (sax) kan xumeysan yuunan ku sixrin (aah)
Ha dhageesan (sax) ha wareesan hala qabsanin (ax)
Ha u seexanin yuunan ku leexin
Ha kufin (yea) Xogtada nacab ha tusin (sax)
Ha badsan (ah) bad aadan Laheen ha qusin (aah)
Ha quusan (aah) wax Aadaan laheen ha misin (yow)
Ha farisan (aah) kan xumeysan yuunan ku sixrin (sax)
Ha dhageesan ha wareesan hala qabsani
Ha u seexanin yuunan ku leexin
#PRE-CHORUS
Marna ma daalo ooo oooh (ma daalo ooo ooh)
Dib uma laabto ooo oooh (uma laabtoo ooo ooh)
Marna ma daalo ooo oooh (ma daalo ooo ooh)
Dib uma laabto ee eee eh (uma laabtoo ee ee eh)
Danteyda kama daaho oo (danteyda ka daaho oo)
Indhaha daah ma saaro oo (indhaha daah ma saaro oo)
Danteyda kama daaho oo (kama daaho oo)
Indhaha daah ma saaro ooh (daah ma saaro ooh)
#BRIDGE
Diida gumeysi waligiin diida (waliigiin diidaa)
Somali maanta ma shiida (shiidaa) shahiida (shahiidaa)
Dhalinyarada maa la liida (maa la liidaa)
Horta Yaa dhahay tahriiba (tahriibaa)
Magafe nafta ma iibaa (ma iibaa)
Nolosheena ma na siibaa (na siibaa)
Malakul mowt isku dhiiba (dhiibaa)
Ma Masiiba (ma masiibaa)
Hada dabiiboo ciil diida Hooyo ilinteedana bi'iya
(Hooyo ilinteedana bi'iya) yea (yow)
#CHORUS
Waayo waayo
Kan wax ogaayoo
Murti ma waaye
Ka qaado waano
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayoo (kan wax ogaayoo)
Murti ma waayee (murti ma waayee)
Ka qaado waano (ka qaado waanoo)
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayoo (kan wax ogaayoo)
Murti ma waayee (murti ma waayee)
Ka qaado waano (ka qaado waanoo)
Waayo waayo (waayo waayo)
Kan wax ogaayo (kan wax ogaayoo)
Sharma and K'naan (murti ma waayee)
Ka qaado waano (ka qaado waano)
Sharma and K'naan ka qaado waano (murti ma waaye)
Kan wax ogaayoo murto ma waaye
Ka qaado waano (ka qaado waanooo)
Credits

About “Waayo Waayo” by Sharma Boy

Read the complete lyrics to "Waayo Waayo" by Sharma Boy in 2021. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under R&B.

"Waayo Waayo" is performed by Sharma Boy. in 2021 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Waayo Waayo", explore more songs by Sharma Boy using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Sharma Boy · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Waayo Waayo" is credited to Sharma Boy. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

Album information for "Waayo Waayo" is not available in our database yet. You can still read the full lyrics on this page.

Visit the Sharma Boy artist page at /artist/sharma-boy for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.