Lyrks
Lyrks
Lyrks
Cover Art

Xil Ma Rabo Lyrics by Sharma Boy

2023

#INTRO
He hehee
Yow
Sharma boy (sharma booy haa)
Hanad Bandz
Wadajir hands baba
Cabsi cabsi waaye wallahi (he he)
Caajiska ma jecli waa ogtihiin nooh
Whats this about
#CHORUS
Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo
Ani igu daaya kaliya fatumo
Haloo kacoo qofta ree khaatumo
Mala i maqlaa aaway reer kaakumoo
Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo
Ani igu daaya kaliya fatumo
Haloo kacoo qofta ree Khaatumo
Mala i maqlaa aaway reer kaakumoo
#VERSE
Lamo lamo (lamoo) hala dhamoo (yeah)
Asxaabta kale aaway xalfada ma dhamo
Maxaa iga galay nalka hada ha damoo
Isku dhaca midba midka kale ha gamoo (kurrr)
Farsamoo hadee kaa diido ku dhamee samo
Gadi gadi gadi gadi gadi gadi gadi gadi
Saan ma rabo babe sida kale igu gadi
Babi babi babi babi babi babi babi babi babi babi
Ilaa burco gaarsii dibka nagu babi
Ku dhaji
Ha dhahdo iga fuji
Haka baqinee buji
Ma rabo waji waji
Jeeso babe daji
Qabso darbiga xaji
Waxaa cunay ka baji
Ha i dhihin is daji
Sawirkeega soo qaad dawadaada ku dhaji
Qof walba qofka kale haku mashquulin dheel
Dhulka ku socdaa wali ma duulin hey
I know my way kama dhumin wadada isgey saaxib isgey
Xaaladee waa ok Hanad Bandz
#VERSE
Xa xaaladu waa ok
Beatkaano kale waa la isku helee (weey)
Labadii libaax baa isku tagee (huh)
Somaliyeed (huh) ii baneey (yeah)
Kala tuma jawigaan anaa xukuma (yeaa)
Kala luma ani waa ikan qoftaan waa tuma (waa tumaa)
Kaalay muna sharma utag faatuma
Hargeisa caasimadeeda rumaa Hanad Bandz
Qabo qabo gabo gabo gabo gabo gabo gabo gabo
(yea)
Qabada ka bax koolkaa iga qabo (yea)
Ha iga qarin hadii lagu gabo (haa)
Why you lying to me on the line (on the line)
Am just tryna get the money now i won't waste no time (waste time)
I just hit it once now am runnin' through your mind (your mind)
You can call me when you wanna, it's fine (ooh yeaah)
Lemme get it right oooh yeah oooh yeeah (oooh yeea)
On the late night oooh yeeah oooh yeeah (oooh yeeah)
Igu babi babi oooh yeeah oooh yeeah (haaaa)
Tuma tuma tuma tuma oooh yeeah oooh yeeah (yeeah yeeah)
Dib ubax taabo gidaarkaa (huh)
Waan shidanay sida sigaarka (huh)
Lama ficiltami karo ciyaalkaa (naah)
Toman yaanyo jiil udir dukaanka (yeah)
Up up up kore salaankaa (koray)
Li sacabee ii tum durbaankaa
Everybody wanna piece of fanaanka (wax yar)
Lacagteeda ka buuxda bankaa
Ka daa kama helo faankaa (kama heloo)
Iska ogoow ninkaan caankaa (hee)
Hanad Bandz la wareeg fankaa (la wareeg)
Anaa libaax ka taabtay sankaa (hm m)
Dibad ma rabo waa u xiisay dalkaa (yeah)
Somaliland baan dagay salkaa (waa dagee)
Maanta waxaa iga yaaban gaalka
#BRIDGE
Soo istaag babe give me that babe waana macaan babe
You got the back babe i got the bag
Somalidaa i tiraahda 2pac babe
No face wajigeega luuq babe
Ma xishoodo ma rabo wanaag babe
Qofyahay ani caag ha ii maleenin
Dulqaadkana ha iga dhameenin
Hadaadan i siineenin ha igu xumeenin
Hortee ani waxaan ha keenin
Anoo saan u socodo waa rabaa
Anoo saan saan ah waa rabaa
Anoo sii jeedo waa rabaa
Anoo dhaawac ah waa rabaa
Anoo dhiman rabo xitaa waa arabaa
Dhaqtaroow kaalay ani maxaa qabaa
Hadaa back weyn arko waa rabaa
Xil ma rabo xaawo lee rabaa
Xil ma rabo xaawo lee rabaa
Xil ma rabo xaawo lee rabaa
#OUTRO
Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo
Ani igu daaya kaliya fatumo
Haloo kacoo qofta ree khaatumo
Mala i maqlaa aaway reer kaakumo Hortee
Tuma tuma tuma tuma halakala dhumo
Ani igu daaya kaliya fatumo
Haloo kacoo qofta ree khaatumo
Mala i maqlaa aaway reer kaakumo
Credits

About “Xil Ma Rabo” by Sharma Boy

Read the complete lyrics to "Xil Ma Rabo" by Sharma Boy in 2023. On Lyrks you can follow along with the full text, explore the artist's discography, and discover related songs. The track is often categorized under Rap.

"Xil Ma Rabo" is performed by Sharma Boy. in 2023 This page provides the full lyric text for fans who want to sing along, study the songwriting, or compare versions across releases. Lyrks organizes lyrics by artist and song slug so you can bookmark and share a stable URL. Music lyrics help listeners connect with emotion, narrative, and rhythm in a track. Whether you are learning English, researching a favorite chorus, or preparing for karaoke, having accurate line breaks and section labels (verse, chorus, bridge) makes the experience easier. We link to the official artist profile on Lyrks where available, including biography snippets, top songs, and chart placements when we have that data. If you enjoy "Xil Ma Rabo", explore more songs by Sharma Boy using the links below. Chart and trending pages on Lyrks highlight what listeners are searching for this week. For copyright or correction requests, see our DMCA and contact pages.

View all songs and biography for Sharma Boy · Trending lyrics · Billboard Hot 100

Frequently asked questions

"Xil Ma Rabo" is credited to Sharma Boy. Songwriting credits may include additional writers listed on the release; check the credits section on this page for linked collaborators.

Album information for "Xil Ma Rabo" is not available in our database yet. You can still read the full lyrics on this page.

Visit the Sharma Boy artist page at /artist/sharma-boy for biography, popular tracks, and links to more lyric pages.